33 Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan axkaamta Ramadan || Muxaadaro
Автор: Abbas Osman (Mr. Jadka)
Загружено: 2026-02-22
Просмотров: 104
Описание:
Mowduucaan wuxuu si faahfaahsan mid mid uga jawaabayaa su’aalo badan oo ku saabsan axkaamta soonka ee bisha Ramadan. Waa su’aalo iyo jawaabo oo mudan ka faa’ideysi.
0:00 33 su'aalo iyo jawaabo ku saabsan axkaamta soonka
0:25 Su'aasha 1-aad - Qof la kulmay xaaskiisa aadaanka ka hor ka dibna saxuurtay aadaanka ka dib, muxuu noqonaa soonkiisa?
1:39 Su'aasha 2-aad - Malagu cadeyan karaa colgate?
2:42 Su'aasha 3-aad - Ma soomi kartaa gabar ilmo kasoo dilmay?
3:45 Su'aasha 4-aad - Gabadha xaaska ah oo caado-wareer ku dhacay maxaa xukunkeeda uu noqonayaa?
5:26 Su'aasha 5-aad - Salaada ma dushin karaa qof aan aqoonin Qur'aanka tajwiidkiisa?
6:52 Su'aasha 6-aad - Ma isla wada soomi karaa lixda wadaca iyo lix maalin la'igu leeyahay?
8:31 Su'aasha 7-aad - Soonkiisa ansax miyaa qofkii waaga u barya isagoo janaabo qabo?
9:27 Su'aasha 8-aad - Soonkiisa wax miyaa soo gaaraayo qofka hadii uu liqo candhuuftiisa?
10:06 Su'aasha 9-aad - Dhibaato ma keeneysaa hadii qofka isagoo sooman riyoodo oo sidaas ku junubo?
10:23 Su'aasha 10-aad - Soonka ma burayaa hadii qofka ka yimaado matag si iskii ah?
11:32 Su'aasha 11-aad - Muxuu noqonayaa soonkiisa qof ku afuraya wax aan xalaal aheyn?
13:13 Su'aasha 12-aad - Qofka aan soomi karin maxaa laga bixiyaa, goormee iyo sidee?
15:01 Su'aasha 13-aad - Salaada taraawiixda ka dib maxaa la aqriyaa oo adkaar ah?
16:29 Su'aasha 14-aad - Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya salaadaha taraawiix, tahajud iyo witri?
17:41 Su'aasha 15-aad - Ma banaan tahay inuu qofka xiiskiisa dhunkado ama laabta geliyo isagoo sooman?
19:42 Su'aasha 16-aad - Qof iloobay inay weysada ka jabtay oo sidaas ku tukaday salaad cisho iyo taraawiix
20:17 Su'aasha 17-aad - Qof isagoo weysadii wali dhameynin neef kasoo booday, siduu yeelaa?
20:42 Su'aasha 18-aad - Hadii rakacad ka mid ah salaada laga tago aqrinta faatixada?
21:31 Su'aasha 19-aad - Hadii qofka uu iloobo nijaaso inay laheyd maradiisa oo soo xusuusto isagoo salaada ku jira?
23:45 Su'aasha 20-aad - Maxaa loo yiri qofka meesha uu ku dukaday yaanu ku dukanin salaad kale?
24:33 Su'aasha 21-aad - Fidyo meeqo ayaa malagu leeyahay qof soon lagu leeyahay oo Ramadan kale kusoo galay?
26:01 Su'aasha 22-aad - Waalid dhintay oo lagu lahaa soon iyo salaad badan, malaga gudayaa?
27:32 Su'aasha 23-aad - Waalid cudurka macaanka qabo fidyo miyaa laga bixinayaa mise wuu soomayaa?
28:12 Su'aasha 24-aad - Ma banaan tahay in la daawado Tiktok maalin Ramadan ah?
29:18 Su'aasha 25-aad - Dhaqtarka-ilkaha mala booqan karaa maalin Ramadan?
30:02 Su'aasha 26-aad - Guriga malaga eryi karaa qof qaraabo ah oo diinta wax ka sheegay?
32:00 Su'aasha 27-aad - Gabadha hadii masjidka ku ictikaafeyso qof maxram ah inuu raaco shuruud miyaa?
33:01 Su'aasha 28-aad - Sadaqada bisha Ramadan la bixiyo yaa ku haboon oo fadli badan in la siiyo?
33:59 Su'aasha 29-aad - Mala dukan karaa salaatul-Leyl marka la suxuurto kadib?
34:23 Su'aasha 30-aad - Hooyo uur leh isla markaana nuujineysa sidey yeeleysaa?
35:22 Su'aasha 31-aad - Qof sooman mala siin karaa irbad?
35:52 Su'aasha 32-aad - Dawo afka lagu heynayo ka dibna la tufayo mala isticmaali karaa maalin Ramadan ah?
36:57 Su'aasha 33-aad - Waalid dhintay sadaqo loo bixinayo maxaa la raacinayaa?
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: