Digniin: Habeenka Leylatul Qadri qofkii ay dhaafto waa qof balaayo ku habsatay
Автор: Abbas Osman (Mr. Jadka)
Загружено: 2026-03-08
Просмотров: 212
Описание:
Waa muxaadaro si weyn kugu dhiiri gelineysa inaad ka faa'ideysatid qeybta laf-dhabarta iyo dhuuxa ah ee Ramadan, waa 10-ka dambe oo ay ku jirto habeenka aadka u weyn ee barakeysan—acmaasha la sameeyo keliya halkaas habeen waxay ka fadli badan tahay acmaal kasta oo la sameeyo muddo 1000 bilood ah.
0:00 Aan ka faa'ideysano dhuuxa Ramadan oo ah 10-ka dambe
0:59 Leylatul Qadri waxay ku dhex jirtaa oo laga raadiyaa 10-ka dambe, 7-da dambe, habeenada tirada is-dheer tahay
1:35 Habeenka Leylatul Qadri acmaasha wanaagsan la sameeyo waxay ka kheyr badan yihiin 1000 bilood acmaal la sameeyo
2:19 "Qofkii ka faa'ideysan waayo oo ka khado Leylatul Qadri waa qof balaayo ku habsatay"
3:17 3 sheey oo Nabiga (scw) sameyn jiray 10-ka dambe ee Ramadan (1) Gunti oo uu dhiisan jiray. (2) Habeenkiisa oo uu nooleyn jiray. (3) Ehelkiisa oo uu toosin jiray
6:26 Ictikaafka Nabiga (scw) wuxuu ahaa mid jir ahaan iyo qalbi ahaan
7:46 Habeenka Leylatul Qadri adkaarta ugu fiican ee la aqristo
10:42 "10-ka dambe ee Ramadan nagsadaada haka hagranin kheyrka oo sameey wax kasta oo kheyr kasta oo aad gaari kartid"
12:11 Tusaale: In la badsado kheyrka & qisadii Abuubakar (RC) ee kheyr badan uu ku kulansaday maalin gudaheed
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: