Digniin adag: Hadii Ramadan ku bedeli waayo noloshaada way khasaartay
Автор: Abbas Osman (Mr. Jadka)
Загружено: 2026-02-28
Просмотров: 65
Описание:
Muxaadaradaan waxaa si aad u qoto dheer oo baraarujin qalbi-taabad ah ay uga warameysaa Ramadanka u jeedkiisa ugu weyn uguna horeeya inuu yahay isbedel dhanka wanaaga ah oo qeyb walba nolosheena ah in aan ka dhaxalno, iyo khatarta weyn ay leedahay hadii isbedelkaasi laga kasban waayo bisha Ramadan.
0:00 Sida Ramadan 10-kii hore wuu tagay cimrigeenuna si la mid ah ayuu u dhaqsannayaa
1:09 "Adiga isbedelka keen.. Alle (SWT) wuu kuu kaalmeynayaa"
3:07 Hadii Ramadan kuu bedeli waayo dhanka wanaaga noloshaada waa mid khasaartay
4:36 Tusaale—Salaada: wuxuu Alle (SWT) noogu waajibiyay inay toosiso nolosheena soonkuna waas sidaas si la mid ah
6:26 Hadii noloshaada isbedesho waxaad noqoneysaa qof fresh ah oo cusub
7:29 Ramadan wuxuuna barayaa waxyaabaha aas-aaska u ah nolosha runta ah
9:35 Hadii soonka ku bedeli waayo waxba laguugu ma falimaayo
12:48 Ramadan waa bishii isbedelka qofkii ka faa'ideysan waayona waa qof meel xun loo wato
15:46 Allah (SWT) hadii uu ku siiyo nimcada Islaamka waxay ka dhigan tahay inuu ku jecel yahay
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: