Baro 10 Eray oo English ah oo Sare. Learn 10 New English Words with Examples—Af-Soomaali & English
Автор: Dugsiga Somken Academy
Загружено: 2025-08-30
Просмотров: 197
Описание:
Ku soo dhowoow casharka maanta! 🎉
Casharkan waxaan ku barayaa 10 English words oo sarreeya (advanced) oo leh tarjumaad Somali iyo jumlado tusaale ah.
📘 Erayada maanta:
1. Ambitious – Hami leh
2. Extremely – Aad u / Xad dhaaf ah
3. Diligent – Hawlkar
4. Horrible – Xun / Cabsi leh
5. Fascinating – Xiiso leh
6. Resilient – Adkaysi leh
7. Superb – Aad u heer sare ah
8. Consequently – Sidaas darteed
9. Pleasant – Raaxo leh
10. Remarkable – Cajiib ah
✅ Ku celceli erayadan, kana shaqee isticmaalka hadalkaaga.
Fadlan LIKE saar, SUBSCRIBE saar, oo COMMENT noogu reeb.
#BaroEnglish #SomaliToEnglish #LearnEnglish #Vocabulary
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: