Baro English adigoo daawanaya Sheeko Jacayl Dukaanka ka bilaabtay
Автор: Dugsiga Somken Academy
Загружено: 2025-09-13
Просмотров: 1583
Описание:
Sharaxaad (Description):
Muuqaalkan waxaad ku baranaysaa English si fudud adigoo raacaya sheeko xiiso badan oo dhexmartay gabar iyo wiil dukaane ah. Hadalkoodu wuxuu bilaabmay Vaseline iyo make-up, balse ugu dambayn wuxuu isu beddelay erayo jacayl iyo kaftan.
👉 Daawo si aad u barato ereyo iyo weedho cusub oo English ah, adigoo ku raaxaysanaya sheeko macaan.
#BaroEnglish #LearnEnglish #SheekoJacayl #SomaliEnglish #EnglishConversation #LoveStory #EnglishLearning #SomaliStudents #EnglishPractice #BarashadaEnglish
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: