Waxan Ku Guuleystay Inan Wax ......
Автор: Guul iyo Go’aan
Загружено: 2026-02-13
Просмотров: 184
Описание: Waxan ku guuleysty inan wax isbaro mudo dhowr sano ah, waxan dhameyey dhowr couris oo la xiriray shaqoyinki aan qabaneyey, waxan akhrieyey buugaag badan oo kor u qaaday aqoonteyda, waliba waxan aha shaqaalo shaqada gala subixi 8:00pm in the morning to 4:30 galabki, mar marka qaar haben ayan shaqeyn jirey, Hadaba sidey igu suurtagashy inan wax baro kaligey mudo dheer? Manta waxan kula wadagaya xeladahi aan isticmaley iyo wixi I fududeyey inan wax isbaro, si joogta ah aniga oo, xalado kala duwan ay iso mareen oo qarkood stressfull ahaa.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: