K-Tech Somali

Channelkan Waxanu ugu talogalnay in dhalinyarada soomaliyed ay ka bartan Tiknolojiyada(Technology). Waxanu kuso gudbina Arrimaha la xidhiidha tiknolojiyada sida Computer-ka, Cyber Security, Networking, Programming, Maclumaadada Talefanada la Xidhiidha iyo Barnaamijtoda, Sida Loo Isticmalo Softwareska iyo waxyabo badan o la xidhiidha Mawduucyadasi. Waxyabahasi o dhan waxa dhalinyarada logu sharaxaya si Fudud, Afsomali ah, qofkastana fahmi karo. Hada nagu cusub tahay Naguso biir, Lana. wadaag Asxaabtada

MAHADSANID.