Maxa Culeesinaya Computer-kaga?
Автор: K-Tech Somali
Загружено: 2025-03-17
Просмотров: 412
Описание:
Computerkagu ma adeegsado awoodisa o dhan, taasina waxay ka dhigaysa in ad marar badan ka dareento culays badan, Wana caqabad ad ugu badan dhalinyarada, sababtuna laga yaabe inaysan ahayn computerkaga o qadiim ah ama hardware-kisa on ficnayn, balse waxa jira settings hadi ad waxka bedesho kor u qadi kara xawaraha computerkaga.
Muqalkenana waxaynu kuso qadanayna isbadelo ad ku samen karto computerkaga kuwasi oo si kor u qadi kara xawaraha computerkaga.
Kusoo Biir Telegram Groupkena: https://t.me/+PO-sv1m76yowNWM8.
Support Our Channel:@K-TechSomali
Subscribe
Like
Share
Mahadsanid.!
Повторяем попытку...

Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: