Dhib aya ka jiro Cyber Security.!
Автор: K-Tech Somali
Загружено: 2025-06-10
Просмотров: 2005
Описание:
Xiligan waxa aad kor ugu kacaya tartanka Ai-ga Iyo Cyber Security-ga. Muqalkenan waxaynu kuso qadanayna, side hackers-ku u adeegsanayan ai-ga iyo technology-daha casriga ah si ay shaqadooda uga dhigan mid sophisticated ah oo an si fudud loo fahmi karin.?
Sido kale waxaynu kuso qadanayna maclumad ku sabsisan sida ai-ska logu adeegsanayo in laguso helo zero day vulnerabilites-ka o aynu ognahay khatartoda.
Kuso Biir Telegram Group: https://t.me/+PO-sv1m76yowNWM8
Support Our Channel:
Subscribe: @K-TechSomali
Like
Share
Mahadsanid.
Повторяем попытку...

Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: