Waxaa cabasho xoogan ka soo yeeraysa dadweynaha ku nool tuulada Guuleed Dheere ee koonfurta Wajeer,
Автор: Radio HornAfrik-kenya
Загружено: 2026-02-08
Просмотров: 264
Описание:
Waxaa cabasho xoogan ka soo yeeraysa dadweynaha ku nool tuulada Guuleed Dheere ee koonfurta Wajeer, kuwaas oo ka cabanaya biyo la’aan ba’an oo saameyn ku yeelatay noloshooda maalinlaha ah.
Dadkan ayaa sheegay in ceelkii biyaha ee ay ku tiirsanaayeen uu gabi ahaanba dumay, taasoo keentay in ay waayaan il biyo oo joogto ah. Waxay intaas ku dareen in howlwadeennada Wasaaradda Biyaha ay horay isku dayeen in ay dib u dayactiraan ceelkaasi, hase yeeshee ay ku guul-darreysteen maadaama uu burbur xoogan gaaray.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: