ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Ceelka Badhan | Badhan well

Автор: Awaare Show

Загружено: 2026-02-20

Просмотров: 263

Описание: Dhammaadkii qarnigii 19aad ilaa bilowgii qanigii 20aad waqtika mida ayaa la dhisay qalcadanhan oo qaybtood weli sideedii u taaganihiin.

Suldaan Maxamud Cali Shire iyo Seyidka ayaa isaga dameeyeysida lasoo weriyey dhimaaashan qadiimigana waa raadka kelia ee inoo maragkacaya, kamase muuqato ilaalin oo haddaan la dayactirin masii jiridoonaan.

Xarunta ugu weyn ee daraawiidhi lahayd wexey ahad teleexbalse tani wexey ka midtahay qalcadihi waqooyi kuwaas oo loo dhisay in lagailaaliyo xeebaha sanaag iyo gacanka cadmeed.
Ceelkan oo ahaa sababta ka dameysey in goobtan ey u doortaanfariisin ayaa mar labaad sida taariikhduqoreyso keenay in halkani magaalowdo. Tanina waa mid muujinesa doorkakhayraadka biyuhu u ahaa kan ugu muhiimsan dhul loo deegaamayo.

Dhammaadkii 60 neeyada ayaa dad yari degeen aagga ceelkaBadhan oo markii hore la oran jire bara intaa ka dibna 1972 dii waxa loosooraray reer xubeera oo duufaani harqisay waana halka ey ka bilaabatay taariikhdacusub ee Badhan.
Magaalada oo hareeraha ka dhaaftay darteed biyahiisa loomaisticmaalo cabitaan booyadahan daabulayaase dhisme ayey u wadaan.

Intaan joogey ceelka waxan kula kulmay xoolo ka durduuranaoy wadaan reer guuraaga aagga ka dhow oo iyagu halkan usoo ceeltaga.
Jilaalka daba dheeraaday oo jiciyey xoolha waa culayska uguweyn ee haysta xooladhaqatadeenna Taakulayn iyo
garab istaagna wey u ga baahan yihiin cidkasta oo wax tari karta.
Ebbe ayaanse raxmadiisa ka baryeynaa inuu inoo hoorsho.

#Ceelka #Badhameed #Awaareshow #Awaare #Sanaag ​‪@XaajiDirirka‬ ‪@Yamaari_vlogs‬ ‪@saedAwaare‬ ‪@XariirKoosaar‬

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Ceelka Badhan | Badhan well

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

koorsooyin free ah - 4tan website si free ah uga baro cilmigaa rabto #free #Xasan #Awaare

koorsooyin free ah - 4tan website si free ah uga baro cilmigaa rabto #free #Xasan #Awaare

Петроглифы Чечни - послания древних мастеров

Петроглифы Чечни - послания древних мастеров

Иду на солонец. Что сняла ФОТОЛОВУШКА? Интересные находки (перезалив весна 2024)

Иду на солонец. Что сняла ФОТОЛОВУШКА? Интересные находки (перезалив весна 2024)

Beeraha Durdur | Documentary

Beeraha Durdur | Documentary

Shidaalka Soomaaliya 2024 , Sahminta iyo xilliga la qiyaasayo in la soosaaro, Eng Abdiqadir

Shidaalka Soomaaliya 2024 , Sahminta iyo xilliga la qiyaasayo in la soosaaro, Eng Abdiqadir

WAXAAN TAGAY BAAR CALEEN WAA MEEL TAARIQI AH👀

WAXAAN TAGAY BAAR CALEEN WAA MEEL TAARIQI AH👀

Чистим всё, от печени до кожи! Идеально для женщин: борьба с пятнами, весом и тяжестью.

Чистим всё, от печени до кожи! Идеально для женщин: борьба с пятнами, весом и тяжестью.

3$ malin dhan wax makaga cuni karta garowe dhexdeda! #somalia #edit #garowe #puntland #bosaso

3$ malin dhan wax makaga cuni karta garowe dhexdeda! #somalia #edit #garowe #puntland #bosaso

Maxa ka Lee diiin noloshan Ramadan iyo miyi saaka xaalkooda #1000subscriber #camel #somalilanders

Maxa ka Lee diiin noloshan Ramadan iyo miyi saaka xaalkooda #1000subscriber #camel #somalilanders

Варёные яйца нельзя есть с этим! ТОП-3 опасных сочетания для сосудов и почек после 60 лет

Варёные яйца нельзя есть с этим! ТОП-3 опасных сочетания для сосудов и почек после 60 лет

MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE S2 EPISODE 3

MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE S2 EPISODE 3

Haayada Alraxma Oo Biyo Dhaamis Gaadhsiisay Tuulooyin kala durugsan oo ay kudhaqan yihiin dadka ay..

Haayada Alraxma Oo Biyo Dhaamis Gaadhsiisay Tuulooyin kala durugsan oo ay kudhaqan yihiin dadka ay..

Saamaaynta isbedelka cimilada ee soomaaliya ku yeelatay | effects of climate change in Somalia

Saamaaynta isbedelka cimilada ee soomaaliya ku yeelatay | effects of climate change in Somalia

Kalay Ila afur ka ila joog 🤣

Kalay Ila afur ka ila joog 🤣

Копеечное средство восстановит поджелудочную! Боль и тяжесть пройдут мгновенно!

Копеечное средство восстановит поджелудочную! Боль и тяжесть пройдут мгновенно!

ЛДНР не было, потому что там ходил российский рубль...

ЛДНР не было, потому что там ходил российский рубль...

Maxaa sababa dhulgariirka, volcaanada iyo dhammaan waxayaabaha ka dhaca dhulka korkiisa. #xasan.

Maxaa sababa dhulgariirka, volcaanada iyo dhammaan waxayaabaha ka dhaca dhulka korkiisa. #xasan.

Afur dhamestiran cazumad hoyo mashqusan 🌛Easy Ramadan Iftar Ideas for Busy Moms

Afur dhamestiran cazumad hoyo mashqusan 🌛Easy Ramadan Iftar Ideas for Busy Moms

Xalqadda 9aad- Musalsalka Hawl Adduun

Xalqadda 9aad- Musalsalka Hawl Adduun

Waxan booqtaay xeebta ugu caajibsan Djibouti 🇩🇯? Maxan kuu soo argaay

Waxan booqtaay xeebta ugu caajibsan Djibouti 🇩🇯? Maxan kuu soo argaay

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]