FILASHADAADA SIDEED HOOS UGU DHIGIKARTAA?
Автор: Janna abdikadir
Загружено: 2025-09-03
Просмотров: 3122
Описание: Mid ka mid ah ilaha ugu weyn ee niyad-jabka nolosha waa in aad wax badan ka filato dadka, meelaha, ama xaaladaha. Inta aad filashada yarayso, ayaa nabad badan aad helaysaa. Halkii aad ka fikir lahayd ‘Maxaan heli karaa?’ ku beddel ‘Maxaan bixin karaa?’ — halkaas ayaa xorriyaddu ka bilaabataa.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: