10 CAADO OO BADALAY NOLOSHEEYDA || ADNA BADALI DOONA NOLOSHAADA HADAAD SAMAYSO !!
Автор: Janna abdikadir
Загружено: 2025-08-23
Просмотров: 37253
Описание:
Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa 10 caado oo fudud balse gabi ahaanba nolosheyda bedelay 🌸. Caadooyinkani waxay igu caawiyeen inaan noqdo qof edeb leh, maskax dagan leh, isla markaana ku dhow Ilaahay (SWT).
💡 Caadooyinkani ma aha keliya wax la sameeyo maalin kasta, balse waa hab nololeed dhisaya guul iyo xasillooni. Waxaan rajaynayaa inay idinku dhiirrigeliyaan inaad adinkuna bilowdaan safarkiina isbeddelka maanta
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: