DARSIGA 1AAD EE KITAABKA XISNUL MUSLIM
Автор: Maanfur Media
Загружено: 2025-12-12
Просмотров: 48
Описание:
Videokan wuxuu ka tirsan yahay taxanaha casharrada Kitaabka Xisnul Muslim, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh.
Casharkan waxa uu si cad oo cilmiyeysan u sharraxayaa ducada/adhkaarta la akhrinayo, macnaha guud ee ay xambaarsan tahay, iyo daliilada laga soo qaatay Qur’aanka Kariimka iyo Xadiisyada saxiixa ah.
Ujeeddada casharradani waa:
In aad fahanto ducada aad akhrinayso
In aad ogaato sababta loo akhriyo
In la barto adabada dhikriga
In la helo xusuus iyo dhawrsanaan ruuxi ah
In la barto sida ducadan loogu dabaqo nolosha maalinlaha
Hadduu aadan kamid aheyn asxaabteenna fadlan nagu soo biir oo ku dhufo #Subscribe rukumane gambaleel-ka, sido kale muuqaalka saar #like sababtoo ah waxay nagu dhiiragelineysaa inaan soo diyaarino muuqaallo kale oo qurux badan, sido kale lawadaag muuqaalka adigoo ku dhufanaya #Share.
Lawadaag ugu yaraan hal qof.
Mahadsanid.
nagala soo xiriir:
[email protected].
/ maanfurmedia
/ maanfurmedia
/ maanfurmedia
https://www.t.me/MaanfurMedia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: