TUXFATUL ADHFAAL – CASHARKA 1AAD | BARASHADA TAJWIIDKA QUR’AANKA (SOMALI)
Автор: Maanfur Media
Загружено: 2025-12-24
Просмотров: 22
Описание:
Casharkan wuxuu ka mid yahay taxanaha Kitaabka Tuxfatul Adhfaal, oo ah kitaab aasaasi ah oo lagu barto xeerarka Tajwiidka Qur’aanka Kariimka ah. Casharrada waxaa lagu sharaxayaa si fudud, nidaamsan, oo la fahmi karo, kuna habboon ardayda bilowga ah iyo kuwa doonaya in ay saxaan akhrinta Qur’aanka.
Ujeeddada casharradani waa in ardaygu helo akhrin Qur’aan oo sax ah, kuna salaysan qawaaniinta Tajwiidka, si uu Qur’aanka ugu akhriyo si uu Alle raalli uga noqdo.
Hadduu aadan kamid aheyn asxaabteenna fadlan nagu soo biir oo ku dhufo #Subscribe rukumane gambaleel-ka, sido kale muuqaalka saar #like sababtoo ah waxay nagu dhiiragelineysaa inaan soo diyaarino muuqaallo kale oo qurux badan, sido kale lawadaag muuqaalka adigoo ku dhufanaya #Share.
Lawadaag ugu yaraan hal qof.
Mahadsanid.
nagala soo xiriir:
[email protected].
/ maanfurmedia
/ maanfurmedia
/ maanfurmedia
https://www.t.me/MaanfurMedia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: