Tabashooyinka shacabka Abaay-fulaan-Kemal Hashi Mohamoud
Автор: Kemal Hashi
Загружено: 2026-02-10
Просмотров: 303
Описание:
Tabashooyinka naga soo gaadhay shacabka Abaay-fulaan intii aan dhawaan ku jirnay hawlaha kormeerka, waxa aan gaadhsiinnay dhammaan laamaha dawladda ee ay khusayso. Waan sii wadi doonnaa dabagalka aan ku jirno iyo fulintooda, In shaa Allah.
Muuqaalka halkan ku lifaaqan ka daawo shirka aan la yeelannay shacabka Abaay-fulaan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: