Tabashooyinka Shacbka Degmada Awbarre-Kemal Hashi Mohamoud
Автор: Kemal Hashi
Загружено: 2026-02-08
Просмотров: 42
Описание:
Tabashooyinka naga soo gaadhay shacabka degmada Awbarre intii aan dhawaan ku jirnay hawlaha kormeerka, waxa aan gaadhsiinnay dhammaan laamaha dawladda ee ay khusayso. Waan sii wadi doonnaa dabagalka aan ku jirno iyo fulintooda, In shaa Allah.
Muuqaalka halkan ku lifaaqan ka daawo shirka aan la yeelannay shacbka Degmada Awbarre.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: