Badbaadi Bulshada: Waa Maxay Walaaca Guud? – Marti Dr. Abdi
Автор: Badbaadi Bulshada
Загружено: 2025-05-08
Просмотров: 185
Описание:
Ku soo dhawoow barnaamijka Badbaadi Bulshada oo uu martigelinayo Mr. Maxamud Mascade, iyadoo marti noo ah Dr. Abdi.
Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa Generalized Anxiety ama Walaaca Guud—waa xaalad caafimaad maskaxeed oo ay dad badan la tacaalaan balse aan si weyn loo fahmin.
Dr. Abdi waxa uu si cad u sharraxayaa calaamadaha, sababaha, iyo sida loo raadsado daryeel caafimaad oo sax ah. Waa warbixin waxtar leh oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed.
Daawo, la wadaag, oo noo soo dir su’aalahaaga.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: