Badbaadi Bulshada: Waa Maxay Taroma (Dhaawaca Soo Gaara Dhimirka)?
Автор: Badbaadi Bulshada
Загружено: 2025-02-04
Просмотров: 808
Описание:
Trauma (Dhaawaca dhimirka) waa dhaawac maskaxeed oo ka dhasha dhacdooyin naxdin leh sida shil, xadgudub, ama dhacdooyin kale oo saameeya qofka dareenkiisa iyo fekerkiisa.
Baro waxa uu yahay taroma, sida uu u saameeyo qofka, iyo siyaabaha lagu garan karo calaamadaha dhaawaca dhimirka. Ku biir barnaamijkeena Badbaadi Bulshada si aad wax badan uga ogaato caafimaadka dhimirka iyo sida loo helo caawimaad.
🌐 https://brivahealth.com
✅ Fadlan LIKE, SHARE & SUBSCRIBE si aad ula socoto muuqaalo kale oo faa'iido leh!
🔔 Riix gambaleelka ogeysiiska si aad u hesho warbixinaha cusub ee caafimaadka dhimirka!
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: