Dahabshiil Group ayaa Magaaladda Jigjiga ku qabatay Munasibadda afur-wadareed ah
Автор: Dahabshiil
Загружено: 2026-02-27
Просмотров: 410
Описание:
Dahabshiil Group ayaa Magaaladda Jigjiga ku qabatay Munasibadda afur-wadareed ah, munaasibadda ayaa mideysay qaybaha kala duwan ee bulshada Jigjiga.
Halku-dhigga munaasibadda:
“Aan Midayno Quluubtoo, Iska Dayno Qabyaalad.”
Afurkani wuxuu xoojinayaa midnimada, wadajirka iyo qiimaha walaaltinimada bulshadda Jigjiga oo kamid ah tiirarka horumarka bulshadda.
#jigjiga #AanMidaynoQuluubta #DahabshiilGroup #MidnimoIyoWalaaltinimo
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: