ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

'Axmed Madoobe si nabad ah oo la isla ogyahay ayuu ku baxay, wax hadda dhuumasha ahna ma ahan'

Автор: BBC News Somali

Загружено: 2026-02-23

Просмотров: 8456

Описание: Xubin ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Koofi, ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu Muqdisho uga baxay si nabad ah, islamarkaana arrintaasi ay ahayd mid la ogyahay oo aan ahayn dhuumasho.

Hadalkan ayaa imanaya kaddib markii Golaha Mustaqbalka uu shaaciyay in wadaxaajoodkii ay la lahaayeen dowladda federaalka uu ku dhammaaday natiijo la’aan. Koofi wuxuu caddeeyay in bixitaanka Madaxweynaha uu ahaa mid caadi ah oo aan qarsoodi ku dhisnayn.

----------------------------------------------------------------------------------------------

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in wadaxaajoodkii uu la lahaa dowladda federaalka uu ku dhammaaday natiijo la’aan.

Golaha wuxuu ku eedeeyay dowladda in ay dhinac ka wax ka beddeshay dastuurka, iyadoo xubno ka tirsan baarlamaanka aan loo oggolaan ka qaybgalka, sidoo kale cadaadis amni iyo siyaasadeed ayaa la saaray.

Goluhu wuxuu ku adkaystay in dastuurka 2012-ka uu yahay asaaska sharciga ah, islamarkaana doorashooyinka dawlad-goboleedyadu ay tahay in lagu qabto habraac heshiis lagu yahay oo daahfuran.

Dhanka kale, dowladda federaalka ayay ku eedeeyeen inay rabto in awoodda la ururiyo, doorashooyinka la maamulo, iyo in natiijadu ay iyadu go’aamiso.

Goluhu wuxuu sheegay inuusan u oggolaanin in dastuur la bedelo ama dalka la kala diro, islamarkaana weli diyaar u yahay wadahadal dhab ah oo horseedi kara doorasho heshiis lagu yahay.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
'Axmed Madoobe si nabad ah oo la isla ogyahay ayuu ku baxay, wax hadda dhuumasha ahna ma ahan'

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

ILHAN | TRUMP FOOL KA FOOL ISKAGA HOR YIMID WAXBA ISKULA HARIN

ILHAN | TRUMP FOOL KA FOOL ISKAGA HOR YIMID WAXBA ISKULA HARIN

TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta

TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta

Путин пошёл на крайние меры / Срочное обращение к силовикам

Путин пошёл на крайние меры / Срочное обращение к силовикам

XAALKU FARAHA AYUU KA BAXAY: GO'AANKII DUULAANKA IIRAAN + UKRAINE & RUUSHKA +SOMALILAND/ISRAA'IIL

XAALKU FARAHA AYUU KA BAXAY: GO'AANKII DUULAANKA IIRAAN + UKRAINE & RUUSHKA +SOMALILAND/ISRAA'IIL

Xiisadda Itoobiya iyo Eritrea oo cirka isku shareertay. | Falanqeyn

Xiisadda Itoobiya iyo Eritrea oo cirka isku shareertay. | Falanqeyn

DEG DEG: MD Xasan Sh oo ay haysato laba daran mid dooro & Mucaaradka oo go'aan adag ka qaatay...

DEG DEG: MD Xasan Sh oo ay haysato laba daran mid dooro & Mucaaradka oo go'aan adag ka qaatay...

HUBKA Iran oo DIYAAR ah | Cabsida oo sii siyaaday & Agabka lagu burburinayo Maraakiibta Mareykanka |

HUBKA Iran oo DIYAAR ah | Cabsida oo sii siyaaday & Agabka lagu burburinayo Maraakiibta Mareykanka |

Xog cusub oo ku saabsan Aqoonsiga Israel oo uu sheegay la taliyaha Arrimaha Dibadda ee Madaxweynaha

Xog cusub oo ku saabsan Aqoonsiga Israel oo uu sheegay la taliyaha Arrimaha Dibadda ee Madaxweynaha

"Siyaasiga Soomaalidu marka uu xilka qabto wuu indha beelaa" Abwaan Maxamed Bedel

Meyd ahaan baa la iiga tagey, kaddib markii 11 xabadood la igu dhuftey

Meyd ahaan baa la iiga tagey, kaddib markii 11 xabadood la igu dhuftey

WARKA SUBAX EE KNN 25 02 2026

WARKA SUBAX EE KNN 25 02 2026

MAREYKANKA OO KAALMO WEYDIISTAY NATO KADIB MARKII UU KABAQAY AWOODA QARSOON EE  IIRAAN, IYO....

MAREYKANKA OO KAALMO WEYDIISTAY NATO KADIB MARKII UU KABAQAY AWOODA QARSOON EE IIRAAN, IYO....

Deg Deg Imaradka Oo Madobe U Yeeray, Dagalka P/Land & W/Bari, Turkiga Oo...

Deg Deg Imaradka Oo Madobe U Yeeray, Dagalka P/Land & W/Bari, Turkiga Oo...

Xogta Xaalada Dalka, 3 Maamul & Xasan sh oo Qoorta iskula Jira, Mucaradka oo dhaqdhaaq…

Xogta Xaalada Dalka, 3 Maamul & Xasan sh oo Qoorta iskula Jira, Mucaradka oo dhaqdhaaq…

Geed-Fadhi Episode 2Falanqayn qoto dheer oo ku saabsan fashilka shirka iyo waxa ka dhalan kara.

Geed-Fadhi Episode 2Falanqayn qoto dheer oo ku saabsan fashilka shirka iyo waxa ka dhalan kara.

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

WARARKA UGU WAAWAYN BARIGA DHEXE | DAGAALKA IRAN | USA | ISRA

WARARKA UGU WAAWAYN BARIGA DHEXE | DAGAALKA IRAN | USA | ISRA

Kulayl, Abaar iyo Nolosha Adag ee Bartmaha Angola 🇦🇴 | Safarkaygii Mootada Angola | S-3 EP-31

Kulayl, Abaar iyo Nolosha Adag ee Bartmaha Angola 🇦🇴 | Safarkaygii Mootada Angola | S-3 EP-31

Pilne wystąpienie Putina do służb / Policja zaatakowana / Eksplozja w Moskwie

Pilne wystąpienie Putina do służb / Policja zaatakowana / Eksplozja w Moskwie

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]