Sida loo isticmaalo backup codes Marka uu kaa lumo telefoonka -password garan waydo how to recovery
Автор: Dulqarnayn technology
Загружено: 2025-10-03
Просмотров: 146
Описание:
Ma ogtahay in haddii aad lumiso telefoonkaaga ama aad hilmaanto 2FA (two-factor authentication), aad weli soo gali karto account-kaaga adigoo adeegsanaya Backup Codes?
Video-gan waxaan ku tusayaa:
✅ Waa maxay backup codes
✅ Sida loo sameeyo (Google & barnaamijyo kale)
✅ Sida loo kaydiyo si ammaan ah
✅ Sida loo isticmaalo haddii aad telefoonka lumiso
✅ Talooyin muhiim ah oo ilaalinaya account-kaaga
Ha halis galin akoonkaaga! Daawo ilaa dhamaad si aad u barato sida loo sameeyo backup codes oo aad uga badbaado hack ama qalad.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: