Sidee Loo Sameeyaa Gmail Forwarding Tallaabo-Tallaabo how to set up Gmail forwarding step by step
Автор: Dulqarnayn technology
Загружено: 2025-09-26
Просмотров: 275
Описание:
Ma rabtaa in aad si fudud ugu wareejiso (forward) emails-kaaga Gmail cinwaan kale? 🎯
Muuqaalkan waxaan ku barayaa tallaabo-tallaabo sida loo sameeyo Gmail Forwarding, si email kasta oo cusub uu si toos ah ugu tago cinwaan kale oo aad rabto.
✅ Waxaad baran doontaa:
Sida loo dejiyaa Gmail Forwarding
Habka loo xaqiijiyo cinwaanka email-ka cusub
Sida loo joojiyo ama loo maamulo Forwarding
🎥 Daawo ilaa dhamaadka si aad u barato si fudud.
Haddii aad jeclaatay muuqaalka, fadlan LIKE 👍, SHARE 🤝, iyo SUBSCRIBE 🔔 si aad u hesho casharro kale oo faa’iido leh.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: