Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi waraabe)iyo geeddisocodkii sooyaalkiisa
Автор: Sayid-Axmed Dhegey
Загружено: 2014-02-23
Просмотров: 56645
Описание: Xaaji Cabdi Xuseen oo ku magacdheer Xaaji Cabdiwaraabe, waxa uu ka mid yahay golaha guurtida Soomaaliland. Waxa uu ka mid ahaa muddo dheer odayaasha soomaalida kuwa ugu magaca dheer. Waxa uu ku dhashay ilaa imminkana uu deggen yahay Hargeysa. Da'diisa waxa xilligan lagu qiyaasaa 117 jir.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: