Dagaalkii Madaxweyne Cigaal iyo Salaadiinta Somaliland 2001
Автор: Abdisataar Sabri
Загружено: 2020-03-11
Просмотров: 36184
Описание:
Daawo Sanadkii 2001-dii khilaafkii ugu cuslaa ee gilgilay nabadda iyo Degenaanshaha JSL kadib Markii Burco lagaga dhawaaqay golaha cusub ee Salaadiinta Somaliland.
M/weyne Cigaal ayaa Salaadiinta Qaar ka mid ah xidhxidhay, halka kuwo kalena Dawladdu toos uweerartay, Magaalooyinka waawayn na waxa kadhacay Mudaharaado isdiidan.
SLSC TV ayaa Barnaamijkan ka kadiyaariyay
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: