4. Casharka 4aad ee Kutubka Ajruumiga (Naxwaha Carabiga): Calisalaad
Автор: Alisalad Hussein (Progress) علي صلاة حسين
Загружено: 2026-02-21
Просмотров: 36
Описание:
Casharro taxane (53 cashar) ah oo ku saabsan Naxwaha Carabiga; Kitaabka Ajruumiga (Al-Ajrumiyyah), adigoo si fudud oo nidaamsan ugu baranaya cilmiga Naxwaha Carabiga. Diyaarso kutubkaaga Ajruumiga, buuggaaga sharaxaadda iyo qalimaantaada.
Waqti u cayimo maalin walba si aad u joogteyso. Casharrada subax kasta 4.00am ayaa la soo galin doonaa inta lagu jiro bisha Ramadaan, marka soonka laga baxana 5.00am ayaa la soo galin si qorshahaaga koowaad aad uga dhigan karto casharkaaga subixii.
Waxaan ku sharxaynaa qawaaniinta muhiimka ah, tusaalooyin cad iyo faham ku habboon ardayda bilowga iyo kuwa horumarinta u diyaarsan.
La soco casharrada si aad u barato Naxwaha, u fahanto Carabiga saxda ah, una xoojiso akhriska Qur’aanka iyo qoraalkaaga. Waa 53 maalin oo fure u noqon karta fahamkaaga diinta, Ilaahey idamkiis.
Rabbi ha inooga dhigo waxtar inoo wada leh.
#Ajruumiyah
#AlAjrumiyyah
#Ajruumiga
#IbnAjrum
#ArabicGrammar
#Nahw
#IlmAlNahw
#Icraab
#النحو
#الآجرومية
#قواعد_اللغة_العربية
#BaroCarabi
#Naxwe
#CasharroNaxwe
#SomaliEducation
#BarashadaCarabiga
#LearnArabic
#ArabicLessons
#ArabicForBeginners
#ClassicalArabic
#QuranicArabic
#IslamicStudies
#طلاب_العلم
#OnlineLearning
#EducationForAll
#Somalia
#Muqdisho
#SomaliStudents
#StudyArabic
#ArabicTeacher
#Knowledge
.................
Ku soo dhawoow Alisalad Hussein Progress — albaabkaaga horumar, saameyn iyo isbeddel nolosheed.
Kanaalkani wuxuu kuu soo bandhigayaa muuqaallo awood kuu siinaya:
✅ Aqoonta & Waxbarashada
✅ Barashada xirfadaha iyo shaqo helid
✅ Horumarinta dhaqaalaha & ganacsiga
✅ Hadallo dhiirrigelin & wacyi
✅ Talooyin waalidnimo & qoys dhisid
✅ Istaraatijiyado horumar nafeed
✅ KOORSOOYIN ONLINE AH ( AQBAL ACADEMY)
Alisalad Hussein – Bare Jaamacadeed, aasaasaha AQBAL ACADEMY, qoraaga buuggaagta “Qorshee Noloshaada” & “La-taliyaha Shaqadoonka”.
Haddii aad raadineyso hadaf, hiigsi iyo horumar dhab ah — kani waa bartaada.
🎯 Nagu soo biir (Subscribe) si aad uga mid noqoto kumannaan dhisanaya nolol cusub — muuqaalba muuqaal.
📩 Wixii faahfaahin dheeri ah, nala soo xiriir. 0610208028/0907048580
Welcome to Alisalad Hussein Progress — your gateway to growth, impact, and transformation.
This channel is dedicated to empowering ambitious minds through:
✅ Educational Insights
✅ Motivational Talks
✅ Skill Development & Career Tips
✅ Financial & Business Growth
✅ Parenting & Family Wisdom
✅ Self-Development Strategies
✅ Online education (AQBAL ACADEMY)
Led by Alisalad Hussein — university lecturer, founder of Aqbal Academy, and author of “Qorshee Noloshaada” & “La-taliyaha Shaqadoonka”.
Whether you’re seeking clarity, purpose, or elevation in your life, this channel is your companion.
🎯 Subscribe now and join thousands building a better future — one video at a time.
📩 For collaborations or course inquiries, reach out via contact info. +252610208028/+252907048580
MORE OF OUR VIDEOS:
• Sidee hankaaga kor ugu qaadi kartaa? 5 qaa...
• 7 Suaal oo aad ku hormarin karto wacyigaaga
• Sidee wax isku baraa? 6 qodob oo kuu sahla...
• Hormari dhaqaalahaagaa! Halka aad ka billa...
• SIDEE WAX LOO HOGGAAMIYAA?
• Talooyin qoyskaaga anfacaya
• Sidee bay aqoonyahankii hore waqtiga uga f... qiimaha waqtiga
• Sidee ku helaa dallacsiin shaqo? Dallasiin shaqo
• 3 Awood oo qofka caawinaya in uu naftiisa ... 3 awood oo noloshaada beddeli kara
• Sirta qoysaska guuleystay 3 sir qoys farxaed leh
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: