Khaladaadkaan iska ilaali marka aad buug xulaneyso
Автор: Alisalad Hussein (Progress) علي صلاة حسين
Загружено: 2025-08-06
Просмотров: 276
Описание:
Muuqaalkan waxaan ku wadaagayaa 5 cashar oo muhiim ah oo aan ka bartay sida loo xusho buug wanaagsan. Khibraddayda iyo khaladaadkii aan sameeyay waxay kaa caawin doonaan inaad si xirfad leh u doorato buug wax ku taraya. Haddii aad rabto inaad fahamto sida buug wanaagsan u beddelo maskaxdaada, muuqaalkan dhammeyso Inshaa'Allah.
Ku soo dhawoow Alisalad Hussein Progress — albaabkaaga horumar, saameyn iyo isbeddel nolosheed.
Kanaalkani wuxuu kuu soo bandhigayaa muuqaallo awood kuu siinaya:
✅ Aqoonta & Waxbarashada
✅ Barashada xirfadaha iyo shaqo helid
✅ Horumarinta dhaqaalaha & ganacsiga
✅ Hadallo dhiirrigelin & wacyi
✅ Talooyin waalidnimo & qoys dhisid
✅ Istaraatijiyado horumar nafeed
✅ KOORSOOYIN ONLINE AH ( AQBAL ACADEMY)
Alisalad Hussein – Bare Jaamacadeed, aasaasaha AQBAL ACADEMY, qoraaga buuggaagta “Qorshee Noloshaada” & “La-taliyaha Shaqadoonka”.
Haddii aad raadineyso hadaf, hiigsi iyo horumar dhab ah — kani waa bartaada.
🎯 Nagu soo biir (Subscribe) si aad uga mid noqoto kumannaan dhisanaya nolol cusub — muuqaalba muuqaal.
📩 Wixii faahfaahin dheeri ah, nala soo xiriir. 0610208028/0907048580
Welcome to Alisalad Hussein Progress — your gateway to growth, impact, and transformation.
This channel is dedicated to empowering ambitious minds through:
✅ Educational Insights
✅ Motivational Talks
✅ Skill Development & Career Tips
✅ Financial & Business Growth
✅ Parenting & Family Wisdom
✅ Self-Development Strategies
✅ Online education (AQBAL ACADEMY)
Led by Alisalad Hussein — university lecturer, founder of Aqbal Academy, and author of “Qorshee Noloshaada” & “La-taliyaha Shaqadoonka”.
Whether you’re seeking clarity, purpose, or elevation in your life, this channel is your companion.
🎯 Subscribe now and join thousands building a better future — one video at a time.
📩 For collaborations or course inquiries, reach out via contact info. +252610208028/+252907048580
MORE OF OUR VIDEOS:
• Sidee hankaaga kor ugu qaadi kartaa? 5 qaa...
• 7 Suaal oo aad ku hormarin karto wacyigaaga
• Sidee wax isku baraa? 6 qodob oo kuu sahla...
• Hormari dhaqaalahaagaa! Halka aad ka billa...
• SIDEE WAX LOO HOGGAAMIYAA?
• Talooyin qoyskaaga anfacaya
• Sidee bay aqoonyahankii hore waqtiga uga f... qiimaha waqtiga
• Sidee ku helaa dallacsiin shaqo? Dallasiin shaqo
• 3 Awood oo qofka caawinaya in uu naftiisa ... 3 awood oo noloshaada beddeli kara
• Sirta qoysaska guuleystay 3 sir qoys farxaed leh
#XulashadaBuugta
#BuugLaAkhristo
#CasharNololeed
#AkhriSiFahan
#IsbedelNolosha
#BookSelection
#SomaliYouTube
#WaxAkhris
#SelfImprovement
#SomaliReaders
#Aqoon
#KnowledgeIsPower
#AkhriskaWaaFuraha
#TopSomaliVideo
#SomaliContentCreators
SirtaGuusha #AkhriskaBuugta #Waxbarasho #SomaliYouTube #Mustaqbalkaaga #HorumarNafta #BookLovers
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: