ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

New Somali Song - "Cayaalka Xaafada"

Автор: Rageediifilms

Загружено: 2009-01-07

Просмотров: 178281

Описание: EAP
"Ciyaalka Xaafada"
Lyrics & Beat: Salah Donyale
Directed By: Brakhad Abdi
Edited by Piraje Film
www.piraje.com
follow me on Twitter@ Rageedii_Ent

add CIYAALKA XAAFADA page on Facebook
lyrics..................................
Curiye: Saalax Doonyaale

Chorus:
Xigtadeydu waa
Cayaalka xaafada
Xulufadeydu waa
Cayaalka xaafada

Cayaalka xaafada
Cayaalka xaafada
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Inkastoo xaalkiyo
Xiligu adagyahay

Xagaynu joognana
Qurba xuna ay tahay

Waa xeel baasoo
Caqliga kaa xada

Xasaasi weeyoo
Xogtuna ma fududa

Hadana xerteenu waa
Kuwa xariiftamayoo
Xubin walaaloo
Soomaalnimo isku xusha

--------------------------------------------------------------------------------------

Chorus:
Xigtadeydu waa
Cayaalka xaafada
Xulufadeydu waa
Cayaalka xaafada

Cayaalka xaafada
Cayaalka xaafada
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Inkastoo xabadiyo
Xurguf colaadiyo

Xiise qabiiliyo
Xasuuq is daba yaal

Intaan xasuustaba
Soomaali lagu xantoo

Nabada in la xooro
Ragbaa ku xeertamey

Hadana xerteenu waa
Kuwa xariiftamayoo
Xubin walaaloo
Soomaalnimo isku xusha

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
New Somali Song - "Cayaalka Xaafada"

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

New Somali Song -

New Somali Song - "Wax Barasho" (Mohamed Yare Feat. IlkaCase)

Джем – New Somali Song -

Джем – New Somali Song - "Cayaalka Xaafada"

jiija songs

jiija songs

Waayaha Cusub Da'ayartuna Waa

Waayaha Cusub Da'ayartuna Waa

Fj Xabip Ciyaalka xaafada best rap in 2015

Fj Xabip Ciyaalka xaafada best rap in 2015

somali love song call (NAF-JACEYL HAYO)!

somali love song call (NAF-JACEYL HAYO)!

Dhahar-Gulled Ahmed

Dhahar-Gulled Ahmed

Waa Ka Wata Buzhfam

Waa Ka Wata Buzhfam

YAA DIIDAN Jaabir

YAA DIIDAN Jaabir "Jarkabood"

I need A Xalimo Song....

I need A Xalimo Song....

Dunida

Dunida

somali songs

somali songs

Ilkacase Qays - Xaasid _Official Video_ - YouTube

Ilkacase Qays - Xaasid _Official Video_ - YouTube

Moonlight & Avogadro - Bella

Moonlight & Avogadro - Bella

Boqorka raabka f j xabiib hees ciyaalka xafadena

Boqorka raabka f j xabiib hees ciyaalka xafadena

Hees Geedi Shaambo 2009

Hees Geedi Shaambo 2009

Qeylodhaan, Qaylodhaan

Qeylodhaan, Qaylodhaan

Ahmed Kaffi AK Noowada 2014 Official HD Video

Ahmed Kaffi AK Noowada 2014 Official HD Video

Caadi weeyee

Caadi weeyee

Habashi Somali

Habashi Somali

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]