ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

New Somali Song - "Wax Barasho" (Mohamed Yare Feat. IlkaCase)

Автор: Rageediifilms

Загружено: 2009-05-01

Просмотров: 559309

Описание: Official Video for "Wax Barasho"

Mohamed Yare featuring Ilkacase,
Erayada & Laxanka Salah Donyale,
Produced, Directed, Camera by Brakhad Abdi a.k.a. "Halloween"
Ciyaalka Xaafada Records
Edited by Brett Morse-Karzen and Barb Goldberg
www.piraje.com
follow me on Twitter@ Rageedii_Ent

add CIYAALKA XAAFADA page on Facebook
Lyrics..
Mohamed Yare
Qalinkiyo buugaa

Baahida looga baxaaye

Bulshayahey aqoontiyo

Ku dadaala waxbarashada
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
IlkaCase..

Baldayoo eegoo
Taariikhda Baara

Burburkii dhulkeeniyo
Sagaashankii ka beegso

Imisaa badownimo
Bilaash loo xasuuqey

Imisaa boobiyo faal
Beebee la mariyey

Intee baydadoo qaxey
Usoo baxay banaanada
Qurbaha ku baylahay

Intee baraflaayoo
Boogweyn ku reebey

Googooyey beerkoo
Biyo galiyey feeraha

Baaskiyo masiibadiyo
Baaba'a Soomaali

Waxaa dhaliyey burburka
Ogow waa badownimo

Mohamed Yare

Qalinkiyo buugaa

Baahida looga baxaaye

Bulshayahey aqoontiyo

Ku dadaala waxbarashada

IlkaCase

Barashada cilmiga waa
Hanti aanan baabiin

Nimciyo barwaaqiyo
Biyo weeye aan gurin

Bilistiyo ragoo idil
Barbaariyo caruuryey

Garashada bisleeyoo
Baandheeya cilmiga

Runta yaan la baalmarin
Loo bogin waxyeeloo
Jaahilnimo loo badan

Balanteenu waxay tahay
Baadi doon aqooneed

Baladkiyo miigiyo
Beyad walba geeya

Cirka baaxadaliyo
Buuraha dushooda

Bada nimanka dagay iyo
Beegsada asaagiin

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
New Somali Song - "Wax Barasho" (Mohamed Yare Feat. IlkaCase)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Ilkacase Qays - Xaasid _Official Video_ - YouTube

Ilkacase Qays - Xaasid _Official Video_ - YouTube

New Somali Song -

New Somali Song - "Cayaalka Xaafada"

Новости Сегодня 29.01.2026 - ЧП, Катаклизмы, События Дня Москва, Таиланд Индия США Европа

Новости Сегодня 29.01.2026 - ЧП, Катаклизмы, События Дня Москва, Таиланд Индия США Европа

Шахнозу, на'павшую на москвичку в ТЦ

Шахнозу, на'павшую на москвичку в ТЦ "Свежий рынок" уже задержали и скоро отправят домой.

Джем – New Somali Song -

Джем – New Somali Song - "Wax Barasho" (Mohamed Yare Feat. IlkaCase)

Под Кайфом - Blatnoy Udar slowed reverb New ReMix

Под Кайфом - Blatnoy Udar slowed reverb New ReMix

Kay Somali Rapper

Kay Somali Rapper

Somali music video King khalid

Somali music video King khalid

Aar Maanta - Saafi

Aar Maanta - Saafi

Ilkacase Qays - Ikran

Ilkacase Qays - Ikran

Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

Милашка & Чёрные Глаза 🔥 | Oxygen Remix 2026

Милашка & Чёрные Глаза 🔥 | Oxygen Remix 2026

Waayaha Cusub Da'ayartuna Waa

Waayaha Cusub Da'ayartuna Waa

Moonlight & Avogadro - Bella

Moonlight & Avogadro - Bella

Dareen l Cabdi Zaki l Hees Cusub l 2016

Dareen l Cabdi Zaki l Hees Cusub l 2016

Ilkacase Qays - Ambad (Official Video) HD

Ilkacase Qays - Ambad (Official Video) HD

Allahayow Maxaa Iga Qabsaday

Allahayow Maxaa Iga Qabsaday

Dhahar-Gulled Ahmed

Dhahar-Gulled Ahmed

somali songs

somali songs

Maryaneey (Video by BARTAMAHA)

Maryaneey (Video by BARTAMAHA)

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]