Ka Bogasho Wacan Xalqadda 𝟏𝐚𝐚𝐝 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee horseed hospital
Автор: Horseed Hospital
Загружено: 2026-02-24
Просмотров: 17
Описание:
Ka Bogasho Wacan Xalqadda 𝟏𝐚𝐚𝐝 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee Horseed Hospital oo uu marti ku yahay 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 khabiir ku takhasusay Daaweynta Cudurada Uur-Ku-Jirta
Xalqaddan, dhakhtarku waxa uu si qoto dheer uga hadli doonaa xaaladda dadka qaba sonkorowga (diabetes) iyo sida ugu habboon ay ula tacaali karaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Horseed Hospital Waa Horseedka Caafimaadkaaga.
@followers
@top fans
#hilights
#horseedhospital
#besthospital
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: