𝐁𝐮𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨𝐨𝐝𝐤𝐚 (𝐎𝐯𝐚𝐫𝐢𝐚𝐧 𝐂𝐲𝐬𝐭) waa buro ama biyo ku urura ugxan-sidaha (ovary)
Автор: Horseed Hospital
Загружено: 2026-03-01
Просмотров: 38
Описание:
𝐁𝐮𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨𝐨𝐝𝐤𝐚 (𝐎𝐯𝐚𝐫𝐢𝐚𝐧 𝐂𝐲𝐬𝐭) waa buro ama biyo ku urura ugxan-sidaha (ovary)
Wuxuu keeni karaa mararka qaar xanuun caloosha hoose ah,
caado wareer, lalabo ama in hooyadu ay ku adkaato in ay uur qaado
Waxaa inoo sharxaya Dr Abdimahad Abdullahi Hussein oo ah Dhakhtar ku Takhasusay Daaweynta Cudurada Haweenka iyo Qaliimada Casriga ah ee 𝐋𝐚𝐩𝐚𝐫𝐨𝐬𝐜𝐨𝐩𝐢𝐜-𝐠𝐚
Horseed Hospital waa horseedka caafimaadkaaga
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: