Barashada Jarmalka | German Grammatik | Modalverben | ficilada Modal ka | Casharka 24 - A1 -A2
Автор: Baro Af Jarmalka
Загружено: 2019-07-23
Просмотров: 42618
Описание:
Baro casharo jarmal ah oo taxane ah oo loogu tala galay ardayda ku cusub luuqada Jarmalka - waxaan idinka caawin doona inaad luuqada jarmalka ku si deg deg ah ku barataan .
Waxaad ku baran doontaan casharkan Modalverben (ficilada Modal ) iyo sida jumlada loogu isticmaalo modalverbs ka
Hadii aad wax su'aal ah haysid waad igu soo waydiin kartaa barta comment ga !
Waad mahadsantihiin.
#Fadlan #subscribe garee channelkayga
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: