30 Jumladood oo la isticmaalo markaad xanaaqsan tahay ama lagu caayo | Barashada Luuqada Jarmalka
Автор: Baro Af Jarmalka
Загружено: 2020-04-10
Просмотров: 38187
Описание:
#Barashadajarmalka #naxwahaJarmalka
Baro casharo taxane ah oo luuqada Jarmalka ah - waxaan idinka caawin doona inaad luuqada jarmalka si deg deg ah u barataan.
waxaaad ku baran doontaa casharkan Erayada la isticmaalo markaad xanaaqsan tahay iyo marka lagu caayo.
Fadlan eraydan ha isticmaalin mar walba kaliya waxaad isticmaasha xaalad la isticmaali karo markaad ku jirtid. waxa kale oo iga talo ah erayadan inaad u barataan kaliaya inaad u fahantaan hadii la idiin isticmaalo ama laydinku yidhaahdo.
Hadaad wax su'aal ah haysid waad isoo waydiin kartaa ama Comment ahaan ayaad iigu soo qori kartaa.
Fadlan #Subscribe #Like #Share
Ogaysii asxaabtaada oo u sheeg si ay iyagana u bartaan luuqada Jarmalka .
Subscribe garee si aad casharadii ugu dambeeyay ula socon kartid
Mahadsanid.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: