📝 “Maaree Biilashaada Bisha | Simple & Smart Budget 💸”
Автор: Fartuun hilowle
Загружено: 2026-02-03
Просмотров: 858
Описание:
*“Ma ogtahay in qorsheynta biilasha bishii ay kaa badbaadin karto walwal iyo culays? Video-gaan waxaan ku tusayaa routine fudud oo aad raaci karto:
✅ Ogoow inta aad kasbato iyo inta aad bixineyso
✅ Kala hormari biilasha muhiimka ah
✅ Samee miisaaniyad fudud oo bisha ku habboon
✅ Lacag kayd samee si aanad u dhicin culays
✅ Adeegso apps ama habraac fudud
Haddii aad rabto nolol maaliyadeed oo nidaamsan, ha moogaan talooyinkan!”*
#FinanceTips #MonthlyBills #BudgetRoutine #SomaliYouTube #MaareyntaLacagta
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: