Routine fudud 🧹 | Qalab cusub oo guriga ah 😍
Автор: Salwa arab
Загружено: 2026-02-03
Просмотров: 4639
Описание:
Routine fudud oo guri ah 🧹🤍
Maanta waxaan idinla wadaagay:
• Makiinadda nadiifinta cusub
• TV-ga cusub
• Miiska cusub
• Iyo waayo-aragnimadayda website online ah oo khudaar iibiyo 🥬
Wax walba waa tijaabo dhab ah iyo ra’yi daacad ah 👍
Haddii aad jeceshahay routine-yada iyo nadiifinta guriga, like saar oo subscribe samee 🤍
🔗 Link-ga group-ka WhatsApp-ka wuxuu ku jiraa comment-ka hoose 👇
#RoutineFudud
#NadiifinGuri
#QalabCusub
#GuriNadiifAh
#RoutineMaalinle
#KhudaarOnline
#DiyaarintaGuriga
#RamadanPreparation
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: