Day 17: Ramadan | Qorshe Cusub oo Noloshaada Ah
Автор: Roda Dieries
Загружено: 2026-03-06
Просмотров: 297
Описание:
Ramadan ma aha oo kaliya bil cibaado… waa bil jihada nolosha la saxo.
Haddii aad dareemayso in noloshu ku wareegayso isla meeshii, maanta waa fursadda aad ku dejin lahayd qorshe cusub.
Video-gan waxaan kaga hadlaynaa sida loo sameeyo qorshe ruuxi ah, nololeed, iyo mustaqbal oo isku dheellitiran — mid ku dhisan ficil iyo tawakal.
Ha ka tagin Ramadan adigoo isla qofkii hore ah.
Bilow maanta. 🌙✨
Ramadan Series – Day 17
#RamadanSeries
#RamadanReflection
#QorsheCusub
#MuslimMotivation
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: