Day 26: Ramadan | Maskax leh Barwaaqo iyo badhaadhe
Автор: Roda Dieries
Загружено: 2026-03-15
Просмотров: 36
Описание:
Ma ogtahay in barwaaqadu aysan ka bilaaban gacanta…
waxay ka bilaabataa maskaxda iyo qalbiga.
Ramadan wuxuu ina barayaa sida loo helo maskax barwaaqo leh:
mahadnaq, rajo, samir, iyo tawakal.
Marka qalbigaagu barwaaqo noqdo, waxaad arki doontaa farxad iyo deganaansho dhab ah, xitaa haddii noloshu adag tahay.
Daawo si aad u barato sida loo nadiifiyo qalbiga, loo kobciyo farxadda, iyo sida Ramadan uu u noqon karo Turning Point ee maskaxdaada iyo qalbigaaga.
#Ramadan2026 #MaskaxBarwaaqoLeh #RamadanReflection
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: