Sheeko lacagta ceyrta oo isku dirtay nin iyo xaaskiisa yurub ku nool
Автор: QURUX QOYS & CAAFIMAAD FIICAN
Загружено: 2026-01-28
Просмотров: 4337
Описание:
Sheeko lacagta ceyrta oo isku dirtay nin iyo xaaskiisa yurub ku nool
Waa sheeko yaab badan. nin ayaa jiray oo yurub muddo ku noolaa.
wuxuu damcay inuu xaas guursado. gabar qaraabo ay yihiin ayaa loo doonay.
gabadhaas waxaa dhalay abtigiisa.
Guurkii ayaa dhacay. markaas kaddib wuxuu ku laabtay yurub.
Wuxuu qaadan jiray ceyr ma shaqeyn jirin.
ninka marka uu shaqeeyo lacagta ceyrta lama siiyo.
Marka uusan shaqaynaynin baa la siiyaa ceyrta.
Wuxuu xaaskiisa ku keenay leen isxambaar ah.
Wuxuu haystay lacag oo uu urursaday.
Waxay soo gashay dalka uu ku noolaa wuxuu ahaa Biljamka.
Marka ay xaaska timid yurub wuxuu keenay gurigiisa.
labadoodaba waxay qaataan ceyr iyadana waxay sheegatay inay sigal tahay.
isagana wuxuu ku joogay dalka inuu doob yahay.
Xaaskiisa lacagta ceyrta ay qaadato waa ku filnaan weysay waxay ku tiri adaa i qabee biil baan kaa rabaa.
lacagta ceyrta aniga aan qaato wax shaqo ah kuma lihid.
isagana wuxuu soo taagan yahay lacagta waddankan aan kugu keenay adiga ma aadan bixinin.
Labadooda way is dagaaleen.
way ka guurtay gurigiisa. waxay degtay guriga la siiyay marka qaxootinimada loo aqoonsaday.
Waxay tiri aniga xaaskaaga maadaama aan ahay adiga ayaa lagaa rabaa inaad biil i siiso.
isagana wuu diiddan yahay.
Waxay tiri i fur kuma rabo.
isagana wuxuu taagan yahay lacagta aan kugu soo galiyay iisoo celi.
Sheekada markay lacag gaarto qaraabanimo xattaa ma jirto.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: