ABAARAHA PUNTLAND Q2aad: Safar deegaannada hoosyimaada degmada Buurtinle ee abaartu saamaysay
Автор: Daljir
Загружено: 2026-02-16
Просмотров: 253
Описание:
Qaybta 2aad
Safarkii aan ku tagnay deegaannada kala ah Gamas-bari, Bali-kumeer iyo Dumo-Cade, kuwaas oo kamid ah deegaannada hoosyimaada degmada Buurtinle isla markaana ay si daran u saameysay abaarta ka jirta dalka. Safarka aan ku tagnay deegaannadan waxaa nagu weheliya xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha ee degmada Buurtinle.
Wariye Cabdi Axmed Diiriye (Xaaji Farateeb) ayaa ka warramaya.
......................................★★★......................................
TAAGEER DALJIR SI AAD U HESHO WARBIXINO MEEL WALBA OO SUBSCRIBE RIIX KUNA SOO BIIR TAAGEERAYAASHA DALJIR OO NOQO MEMBER SI BILLE AH U TAAGEERA DALJIR
......................................★★★......................................
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: