Warbaahinta Daljir oo booqatay degaano ka tirsan degmada Burtinle oo abaar daran saamaysay
Автор: Daljir
Загружено: 2026-02-16
Просмотров: 252
Описание:
Qaybta 1aad:
Warbaahinta Daljir ayaa booqatay deegaanada kala ah Gamas-bari, Bali-kumeer iyo Dumo-Cadde, kuwaas oo kamid ah deegaannada hoosyimaada degmada Buurtinle isla markaana ay si daran u saameysay abaarta ka jirta dalka. Safarka waxaa Daljir ku weheliyey xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha ee degmada Buurtinle
Wariye Cabdi Axmed Diiriye (Xaaji Farateeb) ayaa ka warramaya
......................................★★★......................................
TAAGEER DALJIR SI AAD U HESHO WARBIXINO MEEL WALBA OO SUBSCRIBE RIIX KUNA SOO BIIR TAAGEERAYAASHA DALJIR OO NOQO MEMBER SI BILLE AH U TAAGEERA DALJIR
......................................★★★......................................
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: