Cunooyinka Murqaha Lagu Dhiso & Sida Saxda Ah Ee Jir Dhiska Ragga
Автор: Daryeel Magazine
Загружено: 2023-09-08
Просмотров: 33306
Описание:
Dhisida murqaha iyo qaabaynta jidhka ma ahan mid bilaabata marka la tago goobaha jirdhiska, balse qaadashada cunnooyinka ku habboon kobcinta murqaha iyo joogtaynta cunnada caafimaadka uroon.
Waxaan casharkaan ku soo gudbinayna qaababka saxda ah ee jirdhiska ragga iyo sida murqaha loo dhiso.
Waa cashar muhiim u ah ragga jecel jir dhiska iyo murquhu u kobcaan
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: