Qaabka Saxda Ah Isku Dawaynta Subaga Barida Idaha Iyo Waxyaabaha Ay Cilmi Baarayaashu Ku Sheegeen
Автор: Daryeel Magazine
Загружено: 2024-06-30
Просмотров: 79422
Описание:
Subaga Idaha ee laga shiilay barida inuu daawo yahay waxaa noo sheegay rasuulkeena nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, waxaana jiro xadiith ka hadlayo sida loogu daaweeyo xanuunka neerfaha ee sinta ku dhaco oo dad badani ka sheegtaan.
Ka baro muuqaalkan xanuunada lagu daweeyo barida idaha iyo waxyaabaha ay cilmi baarashu ka sheegeen, sidee ugu haboon ee loo isticmaalo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: