Fahamka Soomaalida ee Hannaanka Caafimaadka Mareykanka | Badbaadi Bulshada
Автор: Badbaadi Bulshada
Загружено: 2025-06-19
Просмотров: 53
Описание:
Ku soo dhawoow Badbaadi Bulshada oo ay soo bandhigtay Briva Health. Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa sida ay Soomaalidu u fahmaan hannaanka caafimaadka ee Mareykanka iyo cabashooyinka ay qaar ka mid ahi ka qabaan dhakhaatiirta.
Ka daawo si aad u fahanto caqabadaha jira iyo sida Briva Health ay uga shaqeyso sidii bulshada loogu heli lahaa daryeel caafimaad oo wanaagsan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: