ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Koorso Cusub | English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Автор: Aflax Academy

Загружено: 2025-06-08

Просмотров: 903

Описание: WARBIXIN KOORSADA
ENGLISH LEVEL 1 – BEGINNERS
Booqo Linka ga Kooroska:
https://aflaxacademy.com/courses/engl...

Kani waa koorso dhameystiran oo loogu talagalay bilowga barashada luuqadda Ingiriisiga. Waxaa si gaar ah loogu habeeyay qof kasta oo raba in uu dhisto aasaas adag oo Ingiriisiga ah si uu ugu diyaar garoobo isticmaalka luuqadda noloshiisa maalinlaha ah.
Koorsadani waxa ay si tartiib tartiib ah, si sahlan, iyo qaab la fahmi karo u kobcinaysaa afarta xirfadood ee luuqadda: Akhri, Qor, Dhegaysiga iyo Hadal. (Reading, Writing, listening iyo Speaking)

KOOXAHA ARDAYDA LOOGU TALAGALAY KOORSADAN
Koorsadan waxa loogu talagalay 3 koox oo kala duwan oo arday ah:
1️⃣ Qof hadda bilaabaya barashada Ingiriisiga: qof aan horey wax badan ugu baran ama gebi ahaanba eber ka bilaabaya.
2️⃣ Qof wax yar yaqaan laakiin weli bilow ah: Qof horey ugu soo bartay wax yar sida salaanta, magaca, ama tirooyinka, laakiin aan wali si buuxda u fahmin ama isticmaalin Ingiriisiga.
3️⃣ Qof heerka bilowga wax ka fiican yaqaan laakiin raba in uu dib u bilaabo si uu u hubsado in uusan wax muhiim ah ka dhaafin: Waa arday hore wax u bartay laakiin doonaya in uu aasaaska dib u dhiso si uu ugu diyaar garoobo heerar sare.

UJEEDADA KOORSADA
Marka uu dhammeeyo koorsadan, ardaygu wuxuu yeelanayaa awoodahan:
✅ Si kalsooni leh u adeegsado erayada iyo weedhaha aasaasiga ah ee nolosha maalinlaha ah.
✅ Isbarasho iyo wadahadal kooban sameeyo (magaca, da’da, shaqada, meesha uu ka yimid).
✅ Fahmo qaab-dhismeedka jumladaha (Positive, Negative, iyo Su’aalo).
✅ Ka hadlo hawl maalmeedkiisa, qoyska, guriga, hiwaayadaha, iyo shaqada.
✅ Akhriyo qoraalada English ta aasaaska ah islamarkaana ka jawaabo.
✅ Fahmo cimilada, caafimaadka, dukaameysiga, safarka, iyo qorsheynta mustaqbalka.
✅ Inaad bilwdo kuhadalka luuqada ee aasaaska.
✅ Koorsadan waxay soconaysaa ilaa 4bilood ama kayar waad kudhamayn kartaah.
✅ Dhiso aasaas adag oo uu ugu gudbo Level 2 – Elementary.

MAXAA LAGU BARANAYAA KOORSADAN?
Koorsadan waxa ka kooban tahay 15 Cutub (Units) oo daboolaya mowduucyada aasaasiga ah ee ay tahay in uu qof baranayo marka uu Ingiriisiga bilaabayo:
Unit 1: Getting Started with English
Bilowga Barashada Ingiriisiga
Unit 2: Numbers, Time, and Dates
Tirada, Waqtiga, iyo Taariikhaha
Unit 3: Daily Routines and Activities
Hawl Maalmeedka iyo Waxqabadyada
Unit 4: Talking About Yourself and Others
Ka Hadlidda Naftaada iyo Dadka Kale
Unit 5: Places, Directions, and Your Town
Goobaha, Jihaynta, iyo Magaaladdaada
Unit 6: Home and Furniture
Guriga iyo Alaabta Guriga
Unit 7: Food, Drinks, and Restaurants
Cunto, Cabitaan, iyo Makhaayadaha
Unit 8: Shopping and Clothing
Dukaameysi iyo Dhar
Unit 9: Talking About Likes and Hobbies
Ka Hadlidda Waxa La Jecel Yahay iyo Hiwaayadaha
Unit 10: Jobs and Daily Work Life
Shaqooyinka iyo Nolosha Shaqo Maalinle ah
Unit 11: Weather and Seasons
Cimilada iyo Xilliyada
Unit 12: Health and the Body
Caafimaadka iyo Jirka
Unit 13: Transport and Travel
Gaadiidka iyo Safarka
Unit 14: Making Plans and Talking About the Future
Qorsheynta iyo Ka Hadlidda Mustaqbalka
Unit 15: Past Experiences
Waayo-aragnimada Hore

HABKA WAXBARASHADA
Koorsadani waxa ay leedahay 2 hab oo waxbarasho, si ay ugu habboonaato baahida arday kasta:
1️⃣ HAB WEBKA LAGABARANAYO
Ardaygu waxa uu si toos ah uga iibsanayaa koorsada bogga www.aflaxacademy.com. Dhammaan casharrada waa kuwo duuban oo si fudud loogu daawan karo goor kasta iyo meel kasta. Ardaygu wuxuu ku baranayaa si madax bannaan waqtiga uu isagu doorto.
2️⃣ HAB GROUP AHAAN LOO BARTO (GUIDED GROUP STUDY):
Ardayga waxaa lagu daraa Group waxbarasho oo si wadajir ah u qaadata casharada koorsada. Waxaa lahelaa:
✅ Hagitaan iyo la xisaabtan joogto ah
✅ Casharo Live ah oo toos ah (Online Live Class) si loola kulmo macallinka
✅ La socodka horumarka iyo dhiirrigelin Ardayda.

MAXAA KADHICI DOONA MARKA LA DHAMMEEYO?
Marka uu dhammeeyo Level 1 – Beginners, ardaygu wuxuu yeelanayaa xirfado aasaasi ah oo uu si kalsooni leh ugu isticmaali karo Ingiriisiga noloshiisa maalinlaha ah. Waxaa loo diyaarinayaa in uu si fudud ugu gudbo English Level 2 – Elementary, halkaas oo uu ku baran doono mowduucyo dheeraad ah iyo qaab-dhismeedyo luuqadeed oo horumarsan.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Koorso Cusub | English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Sidee u baran karaa English-ka? 5 Farsamo oo aad u fudud @Zuhours

Sidee u baran karaa English-ka? 5 Farsamo oo aad u fudud @Zuhours

Barashada Luuqadda English | Beginner Level | Lesson 48 | WhatsApp: +254722662441

Barashada Luuqadda English | Beginner Level | Lesson 48 | WhatsApp: +254722662441

Essential Airport & Travel Sentences | English to Somali | Learn English for Travelling ✈️

Essential Airport & Travel Sentences | English to Somali | Learn English for Travelling ✈️

Level Up Your English Vocabulary with THESE Advanced Words (A1 → C2)

Level Up Your English Vocabulary with THESE Advanced Words (A1 → C2)

Язык обучения в классе

Язык обучения в классе

Английский от A1 до C1: УРОК 1 (БЕСПЛАТНЫЙ КУРС)

Английский от A1 до C1: УРОК 1 (БЕСПЛАТНЫЙ КУРС)

Как подготовиться к Рамадану | Практика разговорной речи для начинающих | Практика аудирования и ...

Как подготовиться к Рамадану | Практика разговорной речи для начинающих | Практика аудирования и ...

Think Quickly and Speak Clearly | Simple English Speaking Skills

Think Quickly and Speak Clearly | Simple English Speaking Skills

ТАК АНГЛИЙСКИЙ ВЫ ЕЩЕ НЕ УЧИЛИ! Просто посмотри эту уникальную методику 2025 / Энже Басырова

ТАК АНГЛИЙСКИЙ ВЫ ЕЩЕ НЕ УЧИЛИ! Просто посмотри эту уникальную методику 2025 / Энже Басырова

140 английских предложений. Повседневная жизнь. Разговорная практика. Практика повторения за друг...

140 английских предложений. Повседневная жизнь. Разговорная практика. Практика повторения за друг...

English Overnight - Смешная история для начинающих (A2) 🎧 Английский НА СЛУХ

English Overnight - Смешная история для начинающих (A2) 🎧 Английский НА СЛУХ

How a Broken Heart Built a Wonder of the World || Learn English Naturally ✅

How a Broken Heart Built a Wonder of the World || Learn English Naturally ✅

Английский на слух A2–B1: позор на собеседовании со стеклом

Английский на слух A2–B1: позор на собеседовании со стеклом

I Don't Want to Go to School - Смешная история для начинающих (A1-A2) 🎧 Английский НА СЛУХ

I Don't Want to Go to School - Смешная история для начинающих (A1-A2) 🎧 Английский НА СЛУХ

Learn English With Podcast | English Learning Podcast | Podcast For Beginners | Episode 332

Learn English With Podcast | English Learning Podcast | Podcast For Beginners | Episode 332

100 вопросов и ответов по английскому языку (B1-C2) | Практика аудирования и повторения фраз на а...

100 вопросов и ответов по английскому языку (B1-C2) | Практика аудирования и повторения фраз на а...

АНГЛИЙСКИЙ ЯЗЫК В 10 РАЗ БЫСТРЕЕ - ЗАГОВОРИ ЗА 1 ЧАС! СЛУШАТЬ ПЕРЕД СНОМ

АНГЛИЙСКИЙ ЯЗЫК В 10 РАЗ БЫСТРЕЕ - ЗАГОВОРИ ЗА 1 ЧАС! СЛУШАТЬ ПЕРЕД СНОМ

150  ФРАЗ, которые учат твой мозг ДУМАТЬ на английском

150 ФРАЗ, которые учат твой мозг ДУМАТЬ на английском

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]