ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Автор: Aflax Academy

Загружено: 2025-06-17

Просмотров: 1582

Описание: Kusoodhawoow Waa Casharka 1aad ee Korooska English Level 2 Wuxuu kahadlayaa Greetings and Introductions
WARBIXIN KOORSADA
English Level 2 – Elementary
Kani waa koorso dhammeystiran oo heerka Elementary ah, oo loogu talagalay in ay horumariso xirfadaha aasaasiga ah ee Ingiriisiga, ayna ka caawiso ardayda in ay gaaraan heer dhexe oo faham iyo isticmaal luqadeed leh.
Waa koorso si tartiib dedgdega ah kor ugu qaadaysa xirfadaha akhriska, qorista, hadalka iyo maqalka, iyadoo ardaygu si kalsooni leh u bilaabayo isticmaalka Ingiriisiga xaaladaha nolosha dhabta ah.

UJEEDADA KOORSADA
Marka uu dhammeeyo koorsadan, ardaygu wuxuu yeelanayaa awoodahan:
✅ Si kalsooni leh ugu hadlo, ugu qoro, uguna akhriyo Ingiriisiga xaalado badan.
✅ Fahmo qaab-dhismeedka jumladaha waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah.
✅ Si fiican uga hadlo hawl maalmeedka, waaya-aragnimada hore, qorsheyaasha mustaqbalka, iyo aragtiyaha shakhsiga ah.
✅ U isticmaalo erayo iyo weedho habboon marka uu ka hadlayo qoyska, shaqada, safarka, cimilada, caafimaadka, cuntada iyo xiriirada bulshada.
✅ U isticmaalo falalka kala duwan ee waqtiyada kala duwan: Present Simple, Past Simple, Present Continuous, Future Forms.
✅ Ka qayb qaato wada sheekaysiyo furan (conversations), su’aalo sameeyo, talo bixiyaa, iyo fikrado dhiibtaa.
✅ Diyaar u noqdo in uu u gudbo heer Intermediate.

MAXAA LAGU BARANAYAA KOORSADAN?
Koorsadani waxa ka kooban tahay 15 Unug (Units) oo si nidaamsan loo dhisay, kuwaas oo si tartiib tartiib ah u kobcinaya fahamka guud ee afka Ingiriisiga:
________________________________________
Unit 1: Starting at Elementary Level
Bilowga Heerka Elementary
Unit 2: Daily Routines and Free Time
Hawl Maalmeedka iyo Waqtiga Firaaqada
Unit 3: Talking About the Past
Ka Hadlidda Waqtigii Hore
Unit 4: Numbers, Time, and Dates
Tirada, Waqtiga, iyo Taariikhaha
Unit 5: Family and Relationships
Qoyska iyo Xiriirka Dadka
Unit 6: Places, Directions, and Your Town
Goobaha, Jihaynta, iyo Magaaladdaada
Unit 7: Food, Eating Out, and Healthy Living
Cunto, Cunto Banaanka Lagu Cuno, iyo Nolosha Caafimaadka leh
Unit 8: Shopping and Money
Dukaameysi iyo Lacag
Unit 9: Describing People and Things
Sifeynta Dadka iyo Waxyaabaha
Unit 10: Jobs and Work Life
Shaqooyinka iyo Nolosha Shaqada
Unit 11: Travel and Transport
Safarka iyo Gaadiidka
Unit 12: Weather, Nature, and Seasons
Cimilada, Dabeecadda, iyo Xilliyada
Unit 13: Health and the Body
Caafimaadka iyo Jirka
Unit 14: Future Plans and Decisions
Qorsheyaasha Mustaqbalka iyo Go’aamada
Unit 15: Giving Opinions and Everyday Conversation
Dhiibashada Fikirkaaga iyo Wadahadallada Maalinlaha ah

________________________________________
HABKA WAXBARASHADA
Koorsadan waxa lagu barta 2 hab waxbarasho, si ay ugu habboonaato baahida iyo waqtiga arday kasta:
1️⃣ Hab iskii loogu barto (Self-study):
Ardaygu waxa uu si toos ah uga iibsanayaa koorsada bogga www.aflaxacademy.com. Casharrada oo dhammaan duuban ayaa ardaygu si madax bannaan u baranayaa wakhtiga uu isagu doorto.
2️⃣ Hab group ahaan loo barto (Guided Group Study):
Ardayga waxaa lagu daraa koox waxbarasho, halkaas oo uu helo:
• Hagitaan iyo la xisaabtan joogto ah.
• Casharro Live ah oo macallinka lala kulmo.
• La socodka horumarka iyo dhiirrigelin kooxeed.

MAXAA KADHICI DOONA MARKA LA DHAMMEEYO?
Marka uu dhammeeyo English Level 2 – Elementary, ardaygu wuxuu si kalsooni leh ugu isticmaali kara uguna hadlikara Ingiriisiga nolosha maalinlaha ah. Waxa uu si fiican ugu diyaar garoobayaa in uu u gudbo heerka xiga ee Intermediate, halkaas oo uu ku horumarin doono hadalka, qoraalka iyo fahamka guud ee luuqadda.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Level 2 | Lesson 24 | Manhajka Cusub | WhatsApp | +254722662441

Level 2 | Lesson 24 | Manhajka Cusub | WhatsApp | +254722662441

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

[패턴영어] 탑잉글리쉬 | 해외에서 이 말 못 하면 멈춥니다. I'm looking for 제대로 쓰는 법...

[패턴영어] 탑잉글리쉬 | 해외에서 이 말 못 하면 멈춥니다. I'm looking for 제대로 쓰는 법...

Casharka 1aad ee Barashada English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Casharka 1aad ee Barashada English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

تعلم اللغة الانكليزية من خلال القصص للمبتدئين جدآ (3)

تعلم اللغة الانكليزية من خلال القصص للمبتدئين جدآ (3)

English To Somali || Conversation Daadis ahWiil iyo Gabar.

English To Somali || Conversation Daadis ahWiil iyo Gabar.

Su’aalo Halxiraale Ah Oo Dad Badan Ku Wareereen – Adigu Ma Xallin Kartaa?

Su’aalo Halxiraale Ah Oo Dad Badan Ku Wareereen – Adigu Ma Xallin Kartaa?

Barasha Xisaabta qab aad iyo aad ufuduud Kubaro afkaga Hoyo macan

Barasha Xisaabta qab aad iyo aad ufuduud Kubaro afkaga Hoyo macan

English Podcast for Easy English Listening | Talking About Nature

English Podcast for Easy English Listening | Talking About Nature

Habeen ka Aroos ka weli tanooo kale makugudhacday

Habeen ka Aroos ka weli tanooo kale makugudhacday

Madoonaysaa Barashada English | Koorso Cusub iyo Fasalo Cusub

Madoonaysaa Barashada English | Koorso Cusub iyo Fasalo Cusub

xisaabta aas aasiga isugeynta casharka 3aad

xisaabta aas aasiga isugeynta casharka 3aad

Xisaabaha fudud

Xisaabaha fudud

isku dhufashada tiro dhafan iyo jajab qummane

isku dhufashada tiro dhafan iyo jajab qummane

Casharka 3aad ee Barashada English Level 1 | Greetings and Introductions | Free Lesson

Casharka 3aad ee Barashada English Level 1 | Greetings and Introductions | Free Lesson

Casharka 1aad: Qaybin | Isuqaybinta Tirooyinka

Casharka 1aad: Qaybin | Isuqaybinta Tirooyinka

How Anyone Can Jump from IELTS Band 6 to 7.5 in 1 Month

How Anyone Can Jump from IELTS Band 6 to 7.5 in 1 Month

تعلم اللغة الانكليزية من خلال القصص للمبتدئين جدآ (6)

تعلم اللغة الانكليزية من خلال القصص للمبتدئين جدآ (6)

Beginners level  English Af somaali

Beginners level English Af somaali

casharka 7.1 aad kalagoynta xisaabaha fudud( simple subtraction lesson 7.1)

casharka 7.1 aad kalagoynta xisaabaha fudud( simple subtraction lesson 7.1)

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]