Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde| Waxa Ka Warramaya Cabdillaahi Saleebaan| Kulanka Gorfaynta
Автор: Heersare Media
Загружено: 2020-09-30
Просмотров: 1145
Описание:
/ upload_defaults
/ heersare Muxumed
============
Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997. Waxa uu ku dhintay oo lagu aasay magaalada Hargeysa. Waa abwaan leh suugaan ka la duwan , oo qaar badan oo ka mid ah lagu luuqeeyo. Fursad loo ma helin in muuqaallo laga duubo taariikhdiisa, waxa se taariikhdiisa ka warramaya walaalkii Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo magaalada Oslo ee dalka Norway, wareysi ku siiyey Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare".
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: