Riyada martida iyo martiqaadka sabta iyo waqlalka qofkii arko asoo dad marti u yimid
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-11-11
Просмотров: 7758
Описание: Riyada martida iyo martiqaadka sabta iyo waqlalka qofkii arko asoo dad marti u yimid, qofkii arko dad marti guriga u yimid ama asoo cunto u karinayo ama martiqaad dad u samaynayo, riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan. sidoo kale riyada sabta ama waliimada qofkii arko asoo sab tagay ama waliimo tagay ama aroos tahay, ama waqlal caqiiqo bariis iyo hilib asoo cunayo riyadaas iyadana wax badan ayay wadataa halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan, cuntada zabta ama arooska ama martiqaadka wax badan ayaa lagu fasiraa marka lagu riyoodo. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: