Somali Finger Family - Farti aabe | Somali Baby Song - Heesaha Caruurta
Автор: Somali Kids
Загружено: 2017-01-02
Просмотров: 4522061
Описание:
Farti aabe farti aabe ku aaway
Waa ikan waa ikan side tahay
farti hooyo farti hooy ku aaway
Waa ikan waa ikan side tahay
Farti aboowe farti aboowe ku aaway
Waa ikan waa ikan side tahay
Farti abaayo farti abaayo ku aaway
Waa ikan waa ikan side tahay
Farti cunuga farti cunuga ku aaway
Waa ikan waa ikan side tahay
Codkii ifrah omar warsame
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: