Doqomadu Maxay u moodaan in dadka ay ugu caqli badanyihiin
Автор: MACLUUMAAD CHANNEL
Загружено: 2020-09-03
Просмотров: 21251
Описание:
Mowduuca Maanta
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Doqomadu Maxay u moodaan in dadka ay ugu caqli badanyihiin
doqomada waxay mar walba aaminsanyihiin in ay yihiin kuwa kaliya ee caqliga u saaxiibka ah , halka kuwa caqliga badani ay mar walba hoos isku dhigaan, waxaad arkaysaa in dadka qaar ay iska sareysiiyaan dadka kale, iska dhigaan shaqsiyaad sumcad aad usareysa leh, iyadoo xaqiiqdu ay tahay in aynan wax sumcadaa lahayn.
Bal maxaa sababa arinkan maxay dadka qaar isaga dhigaan in ay yihiin dadka kuwooda ugu caqliga iyo aqoonta badan? Maxay isaga sareeysiyaan dadka kale.
🔔 SUBSCRIBE dheh channelka Si aad uhesho muuqaalo midkan lamida:
https://www.youtube.com/macluumaadcha...
❤ Hadii aad ka heshahy muuqalkan like Saar.
🔴 Sidoo kale la wadaag asxabtaada.
📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa (sponsorships) : [email protected]
Nagula Saaxib:
Facebook page: / macluumaadchannel
Telegram: t.me/Macluumaadchannel
Halkan ka daawo muuqaladii hore:
⏸Shaqsiyaad:
https://bit.ly/2MXl21f
⏸juqraafi:
https://bit.ly/2MU0fvp
⏸Horumatinta Nafsadaada:
http://bit.ly/2T85WK8
⏸ Guusha Ardayga - Horumari Waxbarashadaada
http://bit.ly/2Vt5uaO
⏸ Talooyin ku Aadan horumarinta nafsadada:
http://bit.ly/2TlxE4Y
⏸ Macluumad ku saabsan meereyasha:
http://bit.ly/2T6q6Ec
Aaad U Mahadsantihiin Dhamaan Asxabta ku xeran #macluumaadchanel #macluumaad
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: