Types of fishes in Somalia (Cilmiga badda)
Автор: SomaliPublicRadio
Загружено: 2012-09-16
Просмотров: 11479
Описание: Cali Shabeele "Cagayare) Waa qabiir bartey cilmiga badda isla-markaana ka shaqeynayay in ka badan 50 sano gudaha badda aqoon badana u leh noocyada kaluunka iyo waliba waxyaabaha kale ee bada Soomaaliya ku jira sida dhagxaanta, ciida, iyo dhirta, isagoo waliba ku darsadey sadaasha cilmiga hawada. Cali Shabeele ayaa hada wuxuu ku suganyahay magaalada Buraan ee goblka Haylaan, isagoo intiisa badan kasoo shaqeeyey xeebta Laasqoray.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: